Soomaali 25 jir ah oo lagu soo oogay dacwada dilka Xildhibaan David Amess

Cali Xarbi Cali oo ah 25 jir Somali-British ah ayaa si rasmi ah loogu soo oogay dacwad ah inuu toorey ku dilay xildhibaan David Amess oo ka tirsanaa baarlamanka UK. Cali oo Jimcihii tagtay lagu xiray isla goobta uu dilku ka dhacay ee magaalada Leigh-on-Sea ee bariga London, ayaa sidoo kale wajahaya dacwad labaad oo … Continue reading Soomaali 25 jir ah oo lagu soo oogay dacwada dilka Xildhibaan David Amess